Monday, June 23, 2025
HomeAll NewsDhaqtar ka Hadlay Dhibaatada ay Leedahay Ukunta Bacriminta ah ee Laga Keeno...

Dhaqtar ka Hadlay Dhibaatada ay Leedahay Ukunta Bacriminta ah ee Laga Keeno Dibadda.

Dr Axmad oo kamid ah dhaqaatiirta Soomaaliyeed ayaa ka warramay dhibaatooyinka laga dhaxlo ukunta bacriminta lagu sameeyay ee laga keeno dibadda, iyo faa’iidada ay leedahay tan digaagu dhalo.

Wuxuu sheegay iney cudurro badan sababto ukuntan, kuwaasoo dadka Soomaaliyeed badankood aysan fahansaneyn halka ay uga yimaadeen, waana kan isagoo ka warramaya.

Sido kale wuxuu dadka uga digay waxbaaha laga keenay dalka dibaddiisa.

Halkaan ka Degso Warka Dr Axmed

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.