Monday, June 23, 2025
HomeAll NewsHaweenka Daaciyaatka ah ee Maamulka Maraakizta Jamaame oo Dowro loo soo Xiray.

Haweenka Daaciyaatka ah ee Maamulka Maraakizta Jamaame oo Dowro loo soo Xiray.

Dowro diini ah ayaa waxaa Magaalada Jamaame ee gobolka Jubbada Hoose loogu soo Xiray Haweenka Daaciyaatka ah ee Maamulka Maraakizta Diiniga ah ee ku yaala magaalada.

Dowrada oo socotay muddo 4 maalmood ah ayay haweenku ku qaateen duruus kala duwan oo muhiim ah, waxaana munaasabad ka dhacday Jamaame loogu soo xiray dowrada.

Halkaan ka Degso Warka Dowrada

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.