Friday, June 6, 2025
HomeAll NewsCiidamada Maamulka ay Xabashidu ka Dhisatay Soomaali-galbeed oo Dilay Wiil Dhalinyaro ah.

Ciidamada Maamulka ay Xabashidu ka Dhisatay Soomaali-galbeed oo Dilay Wiil Dhalinyaro ah.

Maalintii shalay waxaa magaalada Haroorays ee udhaxeysa Jigjiga iyo Wajaale ka dhacay, dil loo geystay wiil dhalinyaro ah oo lagu magacaabo Qadar Cabdullaahi.

Dilka wiilkan ayaa waxaa ka dambeeyay ciidamo katirsan kuwa maamulka ay Itoobiya ka dhisatay dhulka Soomaali-Galbeed, waxayna kahor inta ayasan dilin kala degeen gaari, kadibna rasaas ayey ku fureen.

Halkaan ka Degso Warka Dilka

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.