Saturday, June 7, 2025
HomeUncategorizedXildhibaan katirsan Kenya oo Lagu Afduubtay Gudaha Dalkaas Isagoo Jirdil loo Geystay.

Xildhibaan katirsan Kenya oo Lagu Afduubtay Gudaha Dalkaas Isagoo Jirdil loo Geystay.

Saacadihii lasoo dhaafay waxaa beer ku taalla ismaamulka Kiambu ee dalka Kenya laga helay, George Koimburi oo ah xildhibaan katirsan Dowladda Kenya kaas oo la afduubtay kol soo horreysay.

Kooxo aan la garaneyn ayaa waxa ay maalin kahor xildhibaankaan kaa afduubteen afaafka hore ee Kaniisad ku taalla deegaan katirsan ismaamulka Kiambu ee dalka Kenya.

Xildhibaankaan ayaa waxa uu kamid yahay kuwa mucaaradka ku ah xukuumadda uu hogaamiyo William Ruto, waxaana falka lagula kacay cambaareeyay xubnaha mucaaradka ee dalka Kenya.

Halkaan ka Degso Warka Xildhibaanka Kenya

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.