Saturday, July 12, 2025
HomeAll NewsMuxuu Trump Ugu Degdegayaa Aqoonsiga Maamulka la Baxay Soomaaliland?

Muxuu Trump Ugu Degdegayaa Aqoonsiga Maamulka la Baxay Soomaaliland?[WARBIXIN]

Warbixinno dhowr jeer la baahiyay ayaa waxa ay shaaca ka qaadayaan, in Dowladda Mareykanka ay qorshaneyso sidii ay dowlad gooni utaagan ugu aqoonsan laheyd maamulka la baxay Soomaaliland ee ka arrimiya woqooyiga Soomaaliya.

Maamulkaan oo muddo tobannaan sano ah ku taamaya inuu noqdo mid gooni utaagan, ayaa waxaa maqaal uu qoray diblimaasi hore iyo baare reer Suudaan ah waxa uu kaga hadlay, ahmiyadda uu leeyahay gobalka woqooyi ee Soomaaliya, iyo sababta uu Mareykanku ugu degdegayo aqoonsiga maamulka la baxay Soomaaliland.

Halkaan ka Degso Warbixinta Maamulka Soomaaliland

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.