Saturday, June 7, 2025
HomeAll NewsMacallin Dugsi Qur'aan oo Lagu Dilay Degmada Warsheekh ee Gobolka Sh/Dhexe.

Macallin Dugsi Qur’aan oo Lagu Dilay Degmada Warsheekh ee Gobolka Sh/Dhexe.

Saacadihii lasoo dhaafay waxaa degmada Warsheekh ee gobolka Sh/Dhexe ka dhacay dil loo geystay macallin dugsi Qur’aan, dilka ayaana ka dhacay afaafka hore ee degmadaas.

Macallinka dilkiisa ayaa waxaa ka dambeeyay malleeshiyaad hubeysan waxaana lagu magacaabijiray Axmad Maxamuud Sheekh,

Dilka loo geystay macallinka ayaa waxaa lala xiriirinayaa aano qabiil, sida ay sheegeen goob joogayaal ay soo xigatay warbaahinta.

Halkaan ka Degso Warka Dilka

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.