Gobolka dhowr ah oo katirsan wadnaka Itoobiya ayaa waxaa ku faafay cudurro kala duwan, sida ay ku warrantay kooxda caafimaadka ee Itoobiya oo kawarbixisay qaar kamid ah xaaladda caafimaad ee ismaamullada dalkaas.
Waxaa lagu sheegay warbixinta in dadka Itoobiyaanka ah ay la dhiban yihiin cudurrada kala ah Duumada Jadeecada iyo Daacuunka, kuwaasoo ay udhinteen ku dhawaad 150 ruux, ku dhawaad labo malyan oo kalena ay la xanuuxan yihiin.