Saturday, June 7, 2025
HomeAll NewsGaadiidleyda Muqdisho & Goballada oo ku Dhawaaqay Dagaal ka Dhan ah Dowladda...

Gaadiidleyda Muqdisho & Goballada oo ku Dhawaaqay Dagaal ka Dhan ah Dowladda Fedaraalka.

Gaadiidleyda ka howlgasha magaalada Muqdisho iyo goballada dalka ayaa ku goodiyay iney la dagaallami doonaan, xubno katirsan Dowladda Fedaraalka oo ay tilmaameen iney ku hayaan boob baahsan.

Kulan ay magaalada Muqdisho ku yeesheen qaar kamid ah gaadiidleyda ka howlgasha magaalada caasimadda ah iyo goballada dalka, ayaa waxa ay ku sheegeen iney la dagaallami doonaan, xubno katirsan Dowladda Fedaraalka oo ay tilmeen iney ku hayaan boob iyo bililiqo baahsan.

Iyagoo saxaafadda la hadlayay ayaa waxa ay xubnahaani sheegeen, iney iska dhicin doonaan islamarkaana ay gacmaha ula tagayaan xubnaha katirsan Dowladda Fedaraalka, oo ay ku eedeeyeen iney dhac iyo isbaarooyin ku hayaan gaadiidleyda.

Halkaan ka Degso Warka Gaadiidleyda

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.