Sunday, June 8, 2025
HomeAll NewsXildhibaan Sheegay Iney ku Jiraan Dagaal aan Istaraatiijiyad ku Fadhin.

Xildhibaan Sheegay Iney ku Jiraan Dagaal aan Istaraatiijiyad ku Fadhin.[DHAGEYSO]

Bashiir Ameeriko oo kamid ah Xildhibaannada Dowladda Fedaraalka ayaa waxa uu shaaca ka qaaday, in ay ku jiraan dagaal aan qorshe iyo istaraatiijiyad toona laheyd, kaas oo uu sheegay inuu yahay mid ay ku dhamaanayaan ciidankooda.

Bashiir ayaa waxa uu sidoo kale qiray iney dalka ku hayaan dhibaatooyin kala duwan oo aan la dafirin karin, sida cadaalad darro, dhulboob iyo dhibaatooyin kale.

Halkaan ka Degso Warka Xildhibaanka

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.