Monday, June 9, 2025
HomeAll NewsKudhawaad 20 Arday oo ka Qalin Jabiyay Mu'asasada Al-Xikma Farceeda Kunyo Barow.

Kudhawaad 20 Arday oo ka Qalin Jabiyay Mu’asasada Al-Xikma Farceeda Kunyo Barow.

Munaasabad ka dhacday deegaanka Kuunyo Barrow ee gobalka Sh-hoose ayaa waxaa loosoo xiray 17 arday oo haween ah, kuwaas oo ka qalin jabiyay Mu’assasada Al-Xikma faraceeda deegaanka Kuunyo Barrow.

Haweenka ayaa waxa ay barteen xirfadda harqaanka, waxa ayna baranayeen muddo 6 bilood ah, waana dufcadii todobaad ee ka qalin jabisa xirfaddaan.

Halkaan ka Degso Warka Al-Xikma

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.