Dalka Kenya waxa uu kamid yahay dalalka dhaca bariga Afrika ee ay aadka ugu faafsan yihiin sharikadaha amni ee gaarka loo leeyahay, taas oo muujineysa sida xowliga ah ee ay ula wareegeen majaalka amniga ee guud ahaan Kenya.
Haddaba Sidee ayay Sharikaadka Gaarka loo leeyahay ee Amniga ka Shaqeeya Ugu lug Leeyihiin Qulqulatooyinka Ammaanka ee Kenya? ku dhageyso warbixintaan hoose.
Halkaan ka Degso Warbixinta Kenya