Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa waxa ay galabta la wareegeen gacan ku heynta deegaanka Xawaadley ee gobalka Sh-dhexe, iyagoo halkaasi kusoo riday diyaarad Helicopter ah oo ay lahaayeen ciidamada Shisheeye ee kusoo duulay dalka.
Mid kamid ah dadka deegaanka Xawaadley ayaan ka wareysanay xaaladihii ugu dambeeyay ee deegaanka, isagoo ka warbixiyay diyaaradda laga soo riday ciidanka Shisheeye.
Halkaan ka Degso Wareysiga Goobjoogaha