Friday, June 6, 2025
HomeAll NewsMucaaradka Dowladda Fedaraalka oo Shuruud ku Xiray Shir uu ku Baaqay Xasan...

Mucaaradka Dowladda Fedaraalka oo Shuruud ku Xiray Shir uu ku Baaqay Xasan Sheekh.

Hogaamiyayaasha mucaaradka ee kasoo horjeeda hanaanka uu wax uwado Madaxweynaha Dowladda Fedaraalka Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa aqbalay shir loogu baaqay.

Mucaaradka war-saxaafadeed ay soo saareen waxay ku sheegeen iney aqbalayaan shirkan balse ay shurduudo ku xirayaan, waxayna dalbadeen in la cadeeyo ujeedooyinka iyo qodobada ugu waaweyn ee looga hadlayo shirka.

Shirkan ayaa la aaminsan yahay iney Xasan Sheekh ku cadaadiyeen waxa loogu yeero beesha Caalamka, oo mucaaradka laftooda yeertay awaamiirna soo fartay.

Halkaan ka Degso Warka Mucaaradka

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.