Friday, June 6, 2025
HomeAll NewsDadka ku Dhaqan Soomaali-galbeed oo ka Cabanaya Koronto La'aan & Dhibaatooyin Kale.

Dadka ku Dhaqan Soomaali-galbeed oo ka Cabanaya Koronto La’aan & Dhibaatooyin Kale.

Dadka ku dhaqan Tuulada Dhukusu ee hoostagta magaalada Mooyaale ayaa ka cabanaya isgaarsiin la’aan iyo dhibaatooyin kale oo uu ku hayo maamulka ay Itoobiya ka dhisatay dhulka Soomali-Galbeed oo halkaasi ka taliya.

Shacabka ku dhaqan Tuulada Dhukusu ee hoostagta magaalada Mooyaale oo ah magaalo Soomaaliyeed kuna taalla gobolka Daawa ee dhulka Soomaali-Galbeed, ayaa ka cabanaya mas’uuliyiinta gobolka iyo degmada ugu magacaaban maamulka ay xabashida Itoobiya ka dhisatay halkaasi.

Waxay sheegeen iney udiidan yihiin isgaarsiin uu helo degaanka, taasoo ay in muddo ah sugayeen, sido kale waxay cabasho ka muujiyeen dhibaatooyin kale oo ay la kulmayaan, waxayna dhigeen banaabax ay kaga soo horjeedaan gabaadfalladaas.

Halkaan ka Degso Warka Mooyaale

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.