Iyadoo si guud wilaayaadka islaamiga ah laga dareemayo diyaargarow ku aaddan Munaasabadda Ciidul Adxaa, ayaa waxaa goobaha laga dareemayo diyaargarowga kamid ah deegaanka Kuunyo Barrow ee gobalka Sh-hoose.
Suuqa Xoolaha iyo suuqyada kale ee ku yaalla deegaanka ayaa laga dareemayaa diyaargarow ballaaran oo ku aaddan munaasabadda Ciidul Adxaa oo ay inooga harsan tahay maalin qura.