Saturday, June 7, 2025
HomeAll NewsSheekh Jaamac Cabdisalaam- Fadliga Soonka Maalinta Carafo oo ah Maalinka 9aad ee...

Sheekh Jaamac Cabdisalaam- Fadliga Soonka Maalinta Carafo oo ah Maalinka 9aad ee Bisha Dulxaj?[DHAGEYSO]

Maalinka Carafo, waa maalin weyn oo uu Allaah aqbalo ducada, sidooo kalena adoomihiisa u dhaafo dunuubta, waana maalinkii uu Alle dhameystirey diintiisa, muslimiintana u kaamilay nicmada, fadliga kusoo aroorey maalinkaas ee uu helayo qofka Xajka gudanaya iyo qofka aan gudaninbana waxaa kusoo aroorey adillo farabadan.

Maalinta Carafo, waa maalinta ugu badan uu Allaah adoomihiisa ka xureeyo Naarta, sida ku sugan Xadiith ay Caa’isho Radiyallaahu canhaa ka warisay Nabiga Salla-llaahu caleyhi wasallam “ majirto maalin ka badan Carafo oo uu Allaah adoomaha ka xoreeyo Naarta, wuu soo dhawaanayaa Allaah, kadibna wuxuu ugu faanayaa Malaa’ikta, wuxuu leeyahay maxay doonayaan kuwan”. Oo uu ula jeedo dadka taagan Banka Carafo.

Haddaba si aan wax badan uga ogaanno fadliga maalintaan, waxaan idiin soo gudbineynaa kalimad uu jeediyay Sheekh Jaamac Cabdisalaam oo kamid ah culimada, kagana hadlayo fadliga Carafo.

Halkaan ka Degso Kalimadda Sheekha

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.