Saacadihii lasoo dhaafay shil gaari ayaa ka dhacay duleedka magaalada Qandala ee gobolka Bari, kaasoo ay wateen ciidamada badda ee maamulka la baxay Puntland.
Ugu yaraan 3 askari ayaa ku dhintay shilkan, waxaana jira dhaawacyo in kastoo aan tiradooda rasmigaa la haynin.