Saturday, June 7, 2025
HomeAll NewsSidee Maanta Looga Ciiday Degmada Ceelcadde Ee Gobolka Gedo.

Sidee Maanta Looga Ciiday Degmada Ceelcadde Ee Gobolka Gedo.[SAWIRRO]

Maanta oo ku beegan 10-ka bisha Dulxij, kuna asteysan maalinta 01-aad ee Munaasabadda Ciidul Adxaa, waxaa si aad u heer sarreysa looga ciiday wilaayaadka islaamiga ah.

Degmada Ceelcadde ee wilaatada islaamiga ah ee Gedo ayaa kamid ah goobaha sida weyn looga dabaal degay Munaasabadda Ciidul Axdaa Mubaarak.

Hoos ka Daawo Sawirrada:

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.