Bulshada ku nool degmada Jilib ee gobolka Jubada Dhexe, ayaa saakay si wayn isugu soo baxay fagaaraha wayn ee Macallin Aadan Xaashi Ceyroow, halkaas oo ay ku oogeen labada rakco ee salaada Ciidul-Adxaa Al-Mubaarak.
Shacabka magaalada Jilib ayaa maanta si heer sare ah ugu dabaal degay munaabsadda Ciidul-Adxaa Al-Mubaarak, caruur iyo haween iyo dad waayeelo ah ayaa lagu arkayay fagaaraha magaaladaasi.
Halkaan Hoose Ka Degso Sawirada.