Waxaa maanta si wanaagsan looga ciiday magaalada Tiyeeglow oo kamid ah degmooyinka gobolka Bakool.
Dadk ayaa goob fagaare ah ku oogay labada rakco ee salaadda ciidul-Aadxaha, waxauna kadib udhaqaaqeen iney udxiyeystaan.
Halkaan Hoose ka Degso Sawirrada.