Magaalada Galhareeri ee wilaayada islaamiga ah ee Galgaduud ayaa maanta sida wanaagsan looga ciiday, waxaana fagaare ku yaalla halkaasi dad magaalada oo isuga jira qeybaha kala duwan ee bulshada.
Fagaaraha Al-Aqsaa ee degmada Galhareeri ayay salaadda ku ogeen, iyadoona wejiyadooda laga dareemayay farxad aad u ballaaran ku aaddan Munsaabadda ciiddan.
Hoos ka Daawo Sawirada: