Caalamka Islaamka ayaa waxaa maalintii labaad looga ciidayaa si wanaagsan, iyadoo dadka Muslimiintu farxadda iyo tahniyadda isla wadaagayaan.
Hadaba kusoo dhawaada falanqeyn ku aaddan arrintan oo uu soo jeedinayo Wariyaheyna C/Fataax Faarax Diiriye.