Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Al-Furqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Axad, taariikhda Hijriguna waxay ku beegantahay 12-12-1446 oo waafaqsan 08-06-2025, warka Duhurnimo waxaa soo jeedinaya Maxamad Sheekh Cali.