Monday, June 9, 2025
HomeAll NewsAskari Katirsan Maamulka Soomaaliland oo Tiro Kamid ah Qoyskiisa ah ku Dilay...

Askari Katirsan Maamulka Soomaaliland oo Tiro Kamid ah Qoyskiisa ah ku Dilay Hargeysa.

Saacadihii lasoo dhaafay waxaa magaalada Hargeysa ee gobolka Waqooyi-Galbeed Soomaaliya ka dhacay dil iyo dhaawac uu geystay askari katirsan Millateriga maamulka la baxay Soomaaliland.

Askarigan ayaa dilay xubno kamid ah qoyskiisa oo ah gabar uu isagu dhalay iyo hooyadeed, waxaana uu dhaawacay haweeney kalae oo la dhalatay hooyada la dilay islamarkaana caruurta habar-yar u ah.

Qaar kamid ah dadkii goob jooga ahaa markii ay wax ka dhaceen oo ay ku jirto haweeney habar-yar u ah caruurta hooyadood la dilay, ayaa la hadlay warbaahinta.

Halkaan ka Degso Warka Hargeysa

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.