Sunday, June 15, 2025
HomeAll NewsGanacsade Lagu Dilay Deegaan Katirsan Gobalka Mudug.

Ganacsade Lagu Dilay Deegaan Katirsan Gobalka Mudug.[DHAGEYSO]

Maalintii shalay waxaa deegaanka Afbarwaaqo oo katirsan gobalka Mudug lagu dilay, nin ganacsade ah oo kamid ah ganacsatada gobalkaas.

Ganacsadaha la dilay ayaa lagu magacaabaa C/fitaax ceynaanshe Xaashi, waxaana xilligii la dilayay uu qeyb ka ahaa dad war biyoodyo ka qodayay deegaanka.

Halkaan ka Degso Warka Dilka

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.