Bulshada ku dhaqan degmada Kurtunwaarrey ee gobalka Sh-hoose ayaa waxa ay habeenkii xalay goob fagaare ah ku daawadeen, filimkii ay ay Mu’assasada Al-Kataa’ib kasoo saartay dagaalkii malxamadda ahaa ee ka dhacay degmada Aadan Yabaal ee gobalka Sh-dhexe.