Sunday, June 15, 2025
HomeAll NewsDibadbaxyada Mareykanka oo Saameyn ku Yeeshay Soomaalida ku Dhaqan Dalkaas.

Dibadbaxyada Mareykanka oo Saameyn ku Yeeshay Soomaalida ku Dhaqan Dalkaas.

Dibadbaxyada ka socda dalka Mareykanka ee ay dhigayaan dadka Soo galootigaa ah ayaa saameyn ku yeeshay dadka Soomaalida ah ee ku nool halkaasi.

Meelaha ay dibadbaxyadu ka dhacayaan waxaa kamid ah magaalada Los Angles ee dalka Mareykanka, waxaana warbaahinta la hadlay mid kamid ah Soomaalida ku noo magaaladaasi, oo ka warramay sida ay usaameynayaan dibaxyada iyo qabqabashada dadka soo galootiga ah.

Wuxuu sheegay in casbi ay qabaan, balse aysan jirin dadka Soomaali oo la qabtay kuwaasoo ku nool magaalada uu joogo.

Halkaan ka Degso Warka Mareykanka

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.