Dhalinyaradaan oo isugu jira rag iyo dumar ayaa waxaa lasoo warinayaa in ay saarnaayeen ay kula qallibantay xeebaha u dhaxeeya dalalka Al-Jeeriya iyo Spain.
Dhalinyaradaan oo gaaraya 4 ruux ayaa waxaa lagu la’yahay nolol iyo geeri toona, kadib markii doon ay la socdeen ay ku qallibantay xeebaha u dhaxeeya Al-Jeeriya iyo Spain.
Ehellada dhalinyaradaan ayaa waxa ay sheegeen, in illaa iyo hadda aysan war iyo wacaal u heynin dhalinyaradaan, ayna u badinayaan iney badda ku geeriyoodeen.