Sunday, June 15, 2025
HomeWarka DibaddaArday Soomaali ah oo Kamid Noqday Dad Lagu Dilay Toogasho ka Dhacday...

Arday Soomaali ah oo Kamid Noqday Dad Lagu Dilay Toogasho ka Dhacday Dalka Austria.

Saacadihii lasoo dhaafay weerar uu fuliyay nin udhashay wadanka Austria ee katirsan qaaradda Yurub ayaa ka dhacay iskuul ku yaalla gudaha dalkaas, waxaana lagu dilay ku dhawaad 10 qof halka lagu dhaawacy tiro intaasi ka badan.

Iskuulkan oo ka kooban dugsi hoose, dhexe iyo sare, ayaa waxaa dhigta caruur Soomaali ah, kuwaasoo ay waxyeello kasoo gaartay weerarkan lagu dilay dadka badan.

Halkaan ka Degso Warka Austria

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.