Sunday, June 15, 2025
HomeAll NewsSiyaasi Sheegay in Muugaab uu Yahay Ninkii Billaabay Dhulboobka ka Socda Muqdisho.

Siyaasi Sheegay in Muugaab uu Yahay Ninkii Billaabay Dhulboobka ka Socda Muqdisho.

Siyaasi Siciid Cabdullaahi oo kamid ah siyaasiyiinta Soomaalida, ayaa sheegay in Xasan Maxamad Xuseen oo loo yaqaano Muungaab uu yahay ninkii ugu horreeyay ee billaabay dhulboobka haatan ka socda gobolka Banaadir.

Muugaab ayaa dhawaan loo magacaabay Gudoomiyaha gobolka Banaadir wuxuuna wixii ugu horreeyay ee uu soo hadal qaaday ka dhigay dhismayaasha danta guud ee waxbarashada oo ay xilligan degan yihiin dad shacab ah, isagoo ugu baaqay dadka ku nool iney banneeyaan.

Halkaan ka Degso Warka Siyaasiga

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.