Saturday, June 14, 2025
HomeAll NewsMaamulka Yahuudda oo Duqeeymo Culus Khasaarana Dhaliyay ka Fuliyay Magaalada Tehran.

Maamulka Yahuudda oo Duqeeymo Culus Khasaarana Dhaliyay ka Fuliyay Magaalada Tehran.

Maamulka gumeysiga Yahuudda ayaa waxa uu aroornimadii hore ee maanta waxa uu weerar xooggan oo duqeymo ah ku qaaday, magaalada Tehran oo xarun u ah xukuumadda Siicada ah ee Iiraan.

Duqeymahha ayaa beegsaday bartilmaameedyo muhiim ah oo ay leedahay xukuumadda Shiicada ah ee Iiraan, waxaana ka dhashay khasaare culus oo isugu jira naf iyo maal intaba.

Halkaan ka Degso Falanqeynta

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.