Saturday, June 14, 2025
HomeAll NewsMaleeshiyaad hubeysan oo Dad Shacab ah ku Dilay Deegaan Katirsan Gobalka Sh-Dhexe.

Maleeshiyaad hubeysan oo Dad Shacab ah ku Dilay Deegaan Katirsan Gobalka Sh-Dhexe.

Wararka ka imaanaya gobalka Sh-dhexe ayaa ku waramaya, in markale uu halkaasi ka dhacay weerar ay geysteen maleeshiyaad hubeysan, kaas oo lagu dilay dad rayid ah.

Maleeshiyaadka ayaa waxa ay weerarkaan ku dileen ugu yaraan 6 ruux, halka ay ku dhaawaceen 3 kale.

Xilligii la dilayay dadkaan ayaa waxaa lasoo warinayaa iney qur’aan akhrisanayeen, waxaana ay wararku sheegayaan in dhacdadaan ay daba socoto aanooyin qabiil oo waayadii lasoo dhaafay ka taagnaa gobalka.

Halkaan ka Degso Warka Dilka

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.