Sunday, June 15, 2025
HomeAll NewsMaxaa Kusoo Kordhay Duullaanka Maamulka Yahuudda ee Iiraan?

Maxaa Kusoo Kordhay Duullaanka Maamulka Yahuudda ee Iiraan?[DHAGEYSO FALANQEYN]

Khasaare xooggan oo isugu jira naf iyo maal ayaa ka dhashay, duullaan culus oo uu maamulka Yahuudda ku qaaday magaalada Tehraan oo ah caasimadda Iiraan.

Masuuliyiin sarsare ayaa xukuumadda Shiicada ah ee Iiraan looga dilay weerarkaan, kuwaas oo uu ku jiro taliyihii ugu sarreeyay ee ciidanka, Tehran ayaana ku hanjabtay iney qaadi doonto weerar aargudasho ah.

Halkaan ka Degso Wararkii Ugu Dambeeyay ee Weerarka Yahuudda ee Iiraan

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.