Magalaada Jilib ee gobalka Jubada-dhexe waxaa ka dhacay munaasabad loo qabtay, dhameysatay xifdinta Qur’aanka iyo kuwa kale oo dhameeyay Qur’aanka sidoo kalana bartay akhrinta iyo qoraalka.
Munaasabadda ayaa waxa ay ka dhacday gudaha Mu’assasada Al-Manaar ee magaalada Jilib, waxaana kasoo qeyb galay culimo, waxgarad, waalidiin iyo qeybaha kale ee bulshada.