Sunday, June 15, 2025
HomeAll NewsDhalinyarada Qansaxdheere oo Maamulka Degmadaas ku Eedeeyay Caburin iyo Xadgudub.

Dhalinyarada Qansaxdheere oo Maamulka Degmadaas ku Eedeeyay Caburin iyo Xadgudub.

Dhalinyarada ku dhaqan magaalada Qansaxdheere ayaa maamulka degmadaas ku eedeeyay inuu ku hayo caburin iyo dhibaatooyin kale.

Dhalinyaradaan oo muuqaal isaga soo duubay gudaha magaalada Qanshaxdheere ee gobalka Baay ayaa waxa ay sheegeen, in gudoomiyaha magaaladaas ugu magacaaban maamulka la baxay Koonfur-galbeed uu dhibaatooyin kala duwan ku hayo dhalinyarada ku dhaqan degmada.

Waxa ay sheegeen in jirdil, xarig, caburin iyo dhibaatooyin kale uu gudoomiyuhu ku hayo dhalinyarada ku dhaqan degmada Qansaxhdeere.

Waxa ay sidoo kale tilmaameen in uusan maamulku ogoleen in ay dadku ka hadlaan dhibaatada uu ku hayo, qofkii isku dayana inuu ka hadlana uu wajahayo dhibaatooyin adag.

Halkaan ka Degso Warka Qansaxdheere

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.