Sunday, June 15, 2025
HomeAll NewsMaxaan Kala Soconnaa Xogihii Ugu Dambeeyay Duqeymaha ay Isdhaafsanayaan Yahuudda & Iiraan?

Maxaan Kala Soconnaa Xogihii Ugu Dambeeyay Duqeymaha ay Isdhaafsanayaan Yahuudda & Iiraan?

Wali waxaa socda duqeymaha xooggan ee ay is weydaarsanayaan maamulka Yahuudda iyo xukuumadda Shiicada ah ee Iiraan, kuwaas oo dhaliyay khasaare xooggan oo naf iyo maalba leh, islamarkaana soo gaaray labada dhinac.

Iiraan ayaa waxa ay fulisay duqeymo culus oo khasaare xooggan lagu gaarsiiyay maamulka Yahuudda, waxaana Kayaanka Suhyuuniga ah uu isku dayayaa inuu aad uqariyo khasaaraha kasoo gaaraya weerarada Iiraan.

Halkaan ka Degso Falanqeynta

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.