Wali waxaa socda duqeymaha culus ee ay is dhaafsanayaan maamulka Yahuudda iyo xukuumadda Shiicada ah ee Iiraan, waxaana marba marka ka dambeysa waji cusub yeelaneysa xiisadaas.
Labada dhinac ayaa waxa ay hawada isku marinayaan hanjabaadyo culus, iyagoo ku goodinaya in uu midba kan kale gaarsiin doono khasaare aan laga soo kabsan karin.
Halkaan ka Degso Xogtii Udambeysay