Waxaa isa soo taraya walaaca laga muujinayo saameynta xooggan ee ka dhalan kara dagaalka u dhaxeeya maamulka gumeysiga Yahuudda iyo xukuumadda Shiicada ah ee Iiraan, taas oo saameyn karta mandiqadda loogu yeero bariga dhexe iyo guud ahaan caalamka.
Haddaba maxay tahay saameynta weerarada ay is dhaafsadeen maamulka Yahuudda iyo Xukuumadda Shiicada ah ee Iiraan ku yeelan karaan mandiqadda loogu yeero Bariga-dhexe, iyo kaalinta ay reer-galbeedku ku leeyihiin weeraradaas? waxaan arrimahaas ka wareysanay Aqoonyahan Maxamuud Ugaas oo ku sugan dalka dibaddiisa.