Monday, June 16, 2025
HomeAll NewsBeesha Waceysle Qeybteeda Degta Galgaduud oo Geel ku Wareejisay Al-Shabaab.

Beesha Waceysle Qeybteeda Degta Galgaduud oo Geel ku Wareejisay Al-Shabaab.

Waxaa magaalada Coswsweyne ee gobalka Galgaduud ka dhacay, mubaasabad ay beesha Waceysle qeybteeda degta gobalkaas ay geel ku wareejisay ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shababaab.

Beesha ayaa waxa ay 15 neef oo Geel ah ku wareejisay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, waxaana odayaal goobta ka hadlay ay sheegeen iney diyaar uyihiin sidii ay naf iyo maalba ula garab istaagi lahaayeen halganka ka dhanka ah Shisheeye iyo Dowladda Fedaraalka.

Halkaan ka Degso Warbixinta Beesha

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.