Tuesday, June 17, 2025
HomeAll NewsCiidamo Taabacsan Maamulka Jubbaland oo la Wareegay Saldhigga Degmada Balad-xaawo.

Ciidamo Taabacsan Maamulka Jubbaland oo la Wareegay Saldhigga Degmada Balad-xaawo.

Wararka ka imaanaya magaalada Baladxaawo ee gobalka Gedo ayaa ku waramaya, in xiisado colaadeed oo u dhaxeeya Dowladda Fedaraalka iyo maamulka la baxay Jubbaland.

Taliyihii Booliska gobalka Gedo ee Dowladda Fedaraalka ayaa lasoo warinayaa inuu u wareegsaday dhanka maamulka la baxay Jubbaland, taas oo sababtay in ciidamadii Boliska ee degmada Baladxaawo uu hoos heeyo maamulka isku magacaabay Jubbaland.

Tani ayaa sababtay in xaalad kacsanaan ah ay gasho magaalada Baladxaawo ee gobalka Gedo, iyadoona laga cabsi qabo in halkaasu uu dagaal ku dhexmaro ciidamada Dowladda Fedaraalka iyo kuwa maamulka la baxay Jubbaland.

Halkaan ka Degso Warka Baladxaawo

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.