Sheekh Cabdisamad Abuu Cabdiraxmaan oo ah Waaliga Wilaayada Islaamiga ah ee Sh-hoose ayaa waxa uu faahfaahin ka bixiyay, camaliyad nafhurnimo ah oo maanta ciidamada Shisheeye lagula beegsaday duleedka degmada Afgooye ee gobalka Sh-hoose.
Sheekha ayaa sheegay in camaliyadda ay geystay khasaare naf iyo maalba leh, ciidamada Shisheeyana laga gubay gaari Taangi ah, isagoo geesta kale soo hadal qaaday arrimo muhiim ah.