Tuesday, June 17, 2025
HomeAll NewsItoobiya oo Walaac ka Muujisay Khatar ay Sheegtay iney Kaga soo Wajahan...

Itoobiya oo Walaac ka Muujisay Khatar ay Sheegtay iney Kaga soo Wajahan Tahay Soomaaliya.

Berhanu Jula oo ah taliyaha ciidamada Dowladda Itoobiya ayaa waxa uu shaaca ka qaaday, in mashruuca ciidamo Masaari ah lagu keenayo dalka Soomaaliya uu halis amni ku yahay dalkooda.

Ninkaan oo warbixin ugudbiyay baarlamaanka Dowladda Itoobiya ayaa waxa uu ku sheegay, in ciidamada Shisheeye ee duullaanka ku joogo Soomaaliya ay wataan dano halis ku ah madax-banaanida Itoobiya sida uu hadalka u dhigay.

Iskaashiga ay xukuumadda Qaahira la leedahay Dowladda Fedaraalka ayuu sheegay inuu ka dhigan yahay mid lagu wiiqayo awoodda Dowladda Itoobiya, xilli Masar iyo Itoobiya uu ka dhaxeeyo muran la xiriira biyo xireenka An-Nahda.

Halkaan ka Degso Warka Itoobiya

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.