Maamulka gumeysiga Yahuudda iyo Xukuumadda Shiicada ah ee Iiraan ayaa waxa ay wali isweydaarsanayaan, duqeymo culus oo geysanaya khasaarooyin kala duwan.
Xukuumadda Tehran ayaa waxa ay duqeymo horleh ku garaacday magaalada Tel-Aviv iyo magaalooyinka kale ee ay Yahuuddu xoogga ku heysato, halka Sahaayinadu ay iyagana duqeymo ka fuliyeen Tehran.