Thursday, June 19, 2025
HomeAll NewsAadan Madoobe oo Eedeyn u Jeediyay Maamul Gobaleedyada.

Aadan Madoobe oo Eedeyn u Jeediyay Maamul Gobaleedyada.

Gudoomiyaha Baarlamaanka Dowladda Fedaraalka ayaa maamul gobaleedyada ku eedeeyay iney qaataan go’aanno halis ku ah dowladda uu hogaamiyo Xasan Sheekh

Aadan Madoobe oo ah Gudoomiyaha Baarlamaanka Dowladda Fedaraalka ayaa waxa uu eedeyn ujeediyay maamul gobaleedyada ay Shisheeyuhu ka dhiseen dalka.

Waxa uu ku eedeeyay in ay gaaraan go’aanno halis ku ah Dowladda Fedaraalka oo meesha ka saaraya jiritaankeeda, mid walibana uu is moodo inuu yahay Dowlad madax bannaan sida uu hadalka udhigay.

Halkaaan ka Degso Warka Aadan Madoobe

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.