Thursday, June 19, 2025
HomeAll NewsDhalinyaro Tahriibayaal ah oo Dib Ugu soo Moqday Dalka.

Dhalinyaro Tahriibayaal ah oo Dib Ugu soo Moqday Dalka.

Dhalinyaro Tahriibayaal ah ayaa dib ugu soo noqday dalka, iyagoo ka warbixiyay dhibaatadii ay lasoo kulmeen.

Dhalinyaradaan oo ku sugnaaa dalka Al-Jeeriya oo ay rabeen iney uga tallaabaan qaaradda Yurub ayaa waxa ay dib ugu soo laabteen magaalada Muqdisho.

Waxa ay ka warbixiyeen dhibaatooyinkii ay kala soo kulmeen tahriibka, iyagoo geesta kale dhalinta dalka ku sugan uga digay iney tahriibaan oo ay naftooda halis galiyaan.

Halkaan ka Degso Warka Tahriibayaasha

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.