Dhalinyarada ku nool magaalada Jowhar oo ah xarunta gobalka Sh-dhexe ayaa waxa ay shaaca ka qaadeen, in shaqo la’aan baahsan ay ka jirto magaaladaas.
Waxa ay tilmaameen in xirfadihii ay garanayeen aysan ku shaqeyn karin, taasina ay tahay mushkilad weyn.