Friday, June 20, 2025
HomeAll NewsCiidamada Burundi oo Dhibaato ku Haya Bulshada ku Dhaqan Deegaanka Buurane ee...

Ciidamada Burundi oo Dhibaato ku Haya Bulshada ku Dhaqan Deegaanka Buurane ee Sh-dhexe.

Iyadoo ay ciidamada Shisheeye ee duullaanka jooga dalka ay dhibaatooyin badan ka wadaan degmooyinka iyo deegaannada ay xoogga ku heystaan, ayaa waxaa deegaan katirsan gobalka Sh-dhexe laga soo sheegayaa iney tacaddiyaad ka wadaan halkaas.

Dadka ku dhaqan deegaanka Buurane ee Sh-dhexe ayaa waxa ay shaaca ka qaadeen, iney dhibaato ba’an ku qabaan ciidamada Shisheeye ee Burundi, kuwaas oo xayiraad kusoo rogay beeraleyda una diiday iney beerahooda fashaan xoolahoodana dhaqdaan.

Halkaan ka Degso Warka Buurane

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.