Wali waxaa socda duqeymaha culus ee ay isweydaarsanayaan xukuumadda Shiicada ah ee Iiraan iyo maamulka gumeysiga Yahuudda.
Maanta waxa ay Iiraan sawaariikh culus ku garaacday magaalada Tel-Aviv, halkaas oo ay ka dhasheen khasaare culus oo naf iyo maalba leh.