Friday, June 20, 2025
HomeAll NewsDowro loo Qabtay Ganacsatada Degmada Jamaame ee Gobalka Jubada-hoose.

Dowro loo Qabtay Ganacsatada Degmada Jamaame ee Gobalka Jubada-hoose.[DHAGEYSO]

Dowradaan oo socotay muddo 6 maalmood ah islamarkaana loogu magac daray saxaabiga jaliilka ah ee C/raxmaan Binu Cowf ayaa waxaa loo qabtay, ganacsatada ku dhaqan degmada Jamaame ee gobalka Jubada-hoose.

Mudadii ay dowrada socotay ayay ganacsatada oo isugu jira rag iyo dumar ku qaateen duruus kala duwan, kuwaas oo ay qeyb ka ahaayeen duruus ku saabsan beyca.

Halkaan ka Degso Warka Dowrada

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.