Friday, June 20, 2025
HomeAll NewsShacab Hor Istaagay Ciidamada Shisheeye oo Burburin ka Wadada Wadada Xiriirisa Muqdisho...

Shacab Hor Istaagay Ciidamada Shisheeye oo Burburin ka Wadada Wadada Xiriirisa Muqdisho & Afgooye.

Gadiidleyda isticmaasha wadada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye ayaa dhigay dibad ay kaga soo horjeedaan waxyeello ay ciidamada shisheeye ee kusoo duulay dalka ugetsteen wadadaas.

Maalintii shalay waxaa duleedka Xamar gaar ahaan inta udhaxeysa Muqdisho iyo Afgooye ka dhacay, dibadbax ay dhigeen gaadiidleyda isticmaasha wadadaas, kaasi oo ay kaga soo horjeedaan waxyeello ay askarta shisheeye ugeysteen wadada laamiga ah.

Gadiid Tangi ah oo ay wateen ciidamada shisheeye ayey marsiiyeen laamiga, wuxuuna ugeystay waxyeello, taasi oo ay kasoo horyimideen gaadiidleydu, iyagoo hakad geliyay socodkii ay ku jireen askarta shisheeye isna hortaagay gaadiidkoodii.

Halkaan ka Degso Warka Shacabka

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.